Bursa escort
KUTUBTA SOCOTO
LINKS

IXTIFAALKA MOWLIDKA NABIGA NNK OO LAGU QABTAY GöTEBORG

  12-05-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Waxaa magaalda Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weyneeynaayey Dhalashada Nabigeenii Suubanaa Muxammed NNK,xafladdaan oo ay kasoo qayb galeen dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa Muxaadaraad qiimo badan kasoo jeediyey culimaau,diinka Ahlusunna waljamaaca oo ka kala yimid wadamo kala duwan.

Culimada ayaa waxaa ay ku dheeraadeen ka sheekaynta siirada Nabigeena Muxammed NNk, iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soomartay diinta islaamku in ay fido.
waxaa sidoo kale garab socdey Salawaad ay qaadayeen maadixiintii kasoo qayb galay ixtifaalka.
Xafladaan oo sanad walba lagu qabto magaalda Göteborg ayna ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay kusoo gabagaboowdey nuur iyo nafaxaat.

Xafiiska wararka Sunnaweb ee göteborg.
E.Mail.Sunnaweb@hotmail.com










































COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
su'aallo & jawaabo