Bursa escort
KUTUBTA SOCOTO
LINKS

IXTIFAALKA MOWLIDKA NABIGA NNK OO LAGU QABTAY STOCKHOLM SWEDEN

  12-16-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weeyneeynaayey Dhalashada Nabigeena Muxammed NNK, Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen culi,maaudiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Stockholm ayaa waxaa kasoo qayb galay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
Xafladda waxaa kasoo qayb galay mashaa,iq waaweyn oo ka kala yimid wadamada yurub iyo gobolada sweden,
culimada ka soo qaybgashay xafladda ayaa ku dheeraadey siirada Nabiga NNk, iyo sidii quruxda badney ee uu ku faafin jirey diinta,
waxaa sidoo kale garab socdey nabi ammaano aad u macaan oo ay qaadayeen maadixiintii kasoo qayb galay xafladda,
waxaa sidoo kale loogu duceeyey guud ahaan Islaamka gaar ahaan ummadda soomaaliyeed in ALLAH dhibka ka qaado.
Xafladda oo ay ka muuqatey bilic ayaa waxaa ay kusoo gabagaboowdey nuur iyo Nafaxaat.

























































COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
su'aallo & jawaabo