Bursa escort
KUTUBTA SOCOTO
LINKS

SIYAARADII SH CABDALLLE IYO SH CAWAREERE OO LAGU QABTAY STOCKHOLM 2017-03-04 2015-04-25

  03-10-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  







Waxaa Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden Malintii Sabtida ahayd ka dhacday siyaaradii Sheekh Cabdale iyo Sheekh Cawareere Siyaarada oo Sanad walba ka dhacda Daafaha Caalamka Gaar ahaan Wadanka Sweden ayaa waxaa Sanadkaan si weyn loogu dhigay Stockholm.

Siyaarada ayaa waxaa looga kala yimid Daafaha Magaalada Stockholm iyo waliba Gobolada.

dadkii ka soo qeyb galay oo isugu jiray Culumo,Odayaal ,Dhalin yaro,Haween iyo Caruur ayaa waxaa dhamantood ay aad ugu faraxsanyeen habka ay culumadu uga haqab tireyso Diinta ayada oo sidoo kale culumada halkaasi isugu timid bulshadii nasiibka u yelatay in ay Siyaarada ka soo qeyb gasho Uga shekeeyay mahiimaha ay leedahay dadka Wanaagsan inlagu xirnaado.

Waxaana Siyaarada Xalay Saqdii dhaxe ku soo idlaatay jawi farxadeed waxaana culumada halkaasi isugu yimid ay u duceyeen dhamaan Umadaha islaamka ayaga oo gaar haan u duceeyay umada soomaaliyeen iyo Dadkii Siyaarada u istaagay in ay dhigaan ayada oo Khitaamkana lagu soo xiray siyaarada Qasiidooyin aad umacanaa.
Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

Xafiiska Sunnaweb Sockholm:
E-mail: Sunnaweb@hotmail.com



















COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
su'aallo & jawaabo