Bursa escort
KUTUBTA SOCOTO
LINKS

SIYAARADII SH CALI SAMATAR, SH CALI CILMI YARE IYO MASHAA.IKH KALE OO LAGU QABTAY ASATOCKHOLM 07-05-2017

  05-08-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  











Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden 07/05- 2017 ka dhacday Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Sheekh Cali Cilmi Yare iyo Mashaa.ikh kale Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne badan.

Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar kagu qabto Magaalada Stockhol ayaa waxay ka dhacday
Xaafadda Tensta.

Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

By sunnaweb.com
stockholm Office
E-mail sunnaweb@hotmail.com













COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
su'aallo & jawaabo