Bursa escort
KUTUBTA SOCOTO
LINKS

IXTIFAALKA MOWLIDKA NABIGA NNK OO LAGU QABTAY KöPING SWEDEN

  11-21-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Waxaa magaalada Köping ee wadanka Sweden lagu qabtey xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna maamuusayey Ixtifaalka Mowlidka nabigeena Muxammed nnk.

Xafladda oo ay kasoo qayb galeen dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa soo agaasimey culi,maa,u diinka Ahlu sunna Waljamacaa ee magaalada Köping.
culimadii kasoo qayb gashay xafladda ayaa ku dheeraaday Siirada nabigeena suuban nnk iyo halgankii uu u galay fidinta diinta, waxaa sidoo kale garab socdey nabi ammaan ay qaadayeen maadixiintii soo xaadirey goobta.
Xafladda oo ay ka muuqatey bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowdey nuur iyo nafaxaat.

Fiiro gaar ah . waxaan goor dhaw idiin soo gudbin doonaa dhammaan xaflada oo muuqaal ah insha ALLAH.

Waxaa soo diyaariyey
Xafiiska wararka
sunnaweb ee Stockholm
E.Mail.sunnaweb@hotmail.com

































COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :    
Email :    
Comment :    
Verification Code :  
 
 
su'aallo & jawaabo